Make your own free website on Tripod.com

ku soo dhawaada websetka cabdi raqiib VIPCabdi

Home | Blank page | Boga jacaylka | vip | Education | ila qosol | Sports | Diinta | Heeso | Chat Room | Photo Page/1 Picture | Mucjiso somaliland

Mucjiso somaliland

waxaan ka xumahay  arinta mucjisida leh  ee  dawlada lamaca baxday somailand ay ku kaceeen sida xun ee ay  Diinta  islaamka  ugu tumanayaaan   eeg  saawiradan  daawana sida xun ay  ugaleen
 
 Sheikh Mahamed  Sheikh  Ismaciil Sheikh  Hassan
 
Xabsiga Hargaysa ma  Guantanamo Bay buu Noqday !!! ?
       

Dheehdayaal Documentigan sir ah oo nagasoo gaadhay xabsiga Hargaysa , ayaanu baahintan idiinku soo bandhigi doonaa

Waa dhacdo naxdin leh

 

 

(Sawirka: Shiikh Maxamed Shiikh Ismaaciil) Documentigan  ayaa ka xogwaramaya xaalada jeelka hargaysa iyo dadkii lagu eedeeyey in ay argagixiso yihiin waa sida uu maamulka lamagac baxay Somaliland ku tilmaamay.

 

Documentigan ayaa waxa ka muuqda wadaado ku xidhan jeelka hargaysa oo sixun loo garaacayo, jidhdil foolxun ayaa lagula kacayaa wadaadan, Qoorta iyo Macdanta ayaa koronto lagag hayaa sida filimkan ka muuqata .

 

Waxaa ka mid ah wadaadadan la jidh diloyo sheikh Maxamed Shiikh Ismaaciil oo ah wadaad hargaysa u dhashay .

 

Shiikh Maxamed Ismaaciil waxa uu ku dhushay magaaalada Hargaysa sanadku markii uu ahaa 1959 kii , waxbarashadiisii quraanka, dugsiga hoose, kandhexe iyo ka sareba waxa uu wadaadku ku qaatay magaalada Hargaysa .

 

1986 waxa uu ka baxay oo uu dhamaystay Jaamacadda Muqdisho kuliyadda Xnaanada Xoolaha.

 

Markii dawladii Soomaaliyeed burburtay waxa uu shiikhu kamid ahaa dadwaynihii Soomaaliyeed ee barakacay, waxana uu shiikhu bilaabay in uu shiikhu dadka baro culuumta shareecada islaamka .

 

Sanaddii 1995 teer iyo 1998 waxa uu shiikhu macalin ka ahaa Macadkii Islaamiga ahaa ee Ceerigaabo.

 

Sheekhu waxa uu ku soo bartay cilmiga loo yaqaan (saykoolajiyadda) .

 

Wakhtiyadii u danbaysayna shiikhi waxa uu ku caanbaxay soomaaliduna ay ku taqaanay in uu dadka ku daaweeyo Dibiga Islaamika dhirta daawada leh, oo waxa uu shiikhu hargaysa ka yagleelay xarun cilaaj oo balaadhan .

 

Hadaba jidhdilid xoogan ayaa sheeka iyo asxaabtiisaba loogu gaystaa jeelka hargaysa .

 

 

Muuqaaladan ku lifaaqan warkan waxay muujinayaa sida ay askartu u jidhdilayso wadaadka .

 

Waxaa kamid ah culimada kaleeto ee jeelkaa ku xidhan ee ciqaabta loogu gaysto.

 

Maxamed Maxamuud Nuur .

Daa’uud Saalax Iidle Cilmi

Jaamac Kuutiye

E.G Axmed Cilmi

Indhacadde - Oo isku dayey in uu jeelkaa ka baxsado, laakiin ay isuuroobi wayday-

Muuse Cali Yuusuf oo isga naafo culisi ay gacmaha ka soo gaadhay cadibka lagu hayey awgood.

Isku soo wada duub oo Shiikh Maxamed Shiikh Ismaaciil iyo ragiisa in la ciqaabo oo jidhdil loo gaysto waxaa Somaliland kaga danbaysa Itoobiya, hadaba toloow aayaha danbe ee ragani muxuu ku danbayn doonaa? Ma xabashi baa loo dhiibi doonaa, kadibna maraykan oo hoygoodu waxa uu noqon doonaa jeelka naxariista daran ee Gontanaaba bey?

Mise dheehdoow, ragan ahlu diinka ah xukuumada Hargaysa wadadooday u banayn doonaan ?

Shacabka reer Somaliland iyagu ma raali bay ka yihiin waxyaabahan foosha xun ee lagula kacayo culimadooda ?

mise shacabku way ka diirilahaayeen oo waa shacab muslin ah, ee maba dhaadana xaqiiqda dhabta ah ?

dheehde bal dhab u fiirso sawirada oo dhimiradaada la kaasho !!!!!!!!!!!!!!!!

Sheeg

 argagixisada aad xidhiidhka lalaeedahay, itoobiya maxaad u necebtahay, Barakaad baa lacag idinsiisa hadaad Itaxaad ka tihiinJidhdil iyo korontayn jeelka hargaysa uu ku ciqaabo wadaado tiro badan oo xabsigaas lagu Jidhdilo, Bel eeg Maxamed Sh Ismaaciil Daawo

 

DOODII WARAABAYAASHA

 



اسم الله مكتوب فى السماء فى يوم عرفة

Magaca alle ayaa isku qoray samada maali carafo lataaganyahay

*******************


Erayo Iyo Odhaaho Xikmad iyo taariikh reebay


Noloshii yaraantiisa ee wanaagsanayd, waxaa uga danbaysay sidan

Hawd iyo Nugaal Amakaagga Aadmiga!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

!!!!!!!!

myname@myaddress.com